DFS oo war ka soo saartay kiiska Hooyo ku dhashay Albaabka Isbitaal Banaadir.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa war degdeg ah ka soo saartay kiiska hooyada ku dhashay wadada meel u dhow isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

“Wasaaradda caafimaadka waxay tallaabo sharci ah iyo mid maamul ka qaadi doontaa cid kasta oo lagu helo mas’uuliyadda dhacdadaas”

Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka jawaabtey Muuqaal lagu baahiyey Baraha Bulshada.