Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa  daljirka iyo tayaatarka qaranka.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net