Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax.
Gaari uu saarnaa Ruux aan wali la aqoonsan waxaa uu qaban jiray ayaa la sheegay in uu ku qarxay .
Dadka degaanka ayaa Risaala u sheegay in qofkii Gaariga Saarnaa in uu dhintay.
Wararka Qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in qofka Gaariga saarnaa uu ahaa Ganacsade.
Kala soco Faahfaahin Risaala.net


