Qarax ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax.

Sida inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow Saldhigga Magaalada Boosaaso.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxaasi uu ahaa Ismiidaamin.

Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net