DEG DEG: Madaxweynaha oo furay kalfadhiga Baarlamaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kalfadhiga koowaad ee golaha Shacabka.

Madaxweynaha ayaa hadda xildhibaanada waxaa uu jeedinaya khudbad ku aadan howlaha horyaalla dowladda cusub ee Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa xildhibaanada ka codsanaya in ay ansixiyaan Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre oo uu dhawaan soo magacaabay.