Dalladda Culimada oo bayaan ka soo saartay Siyaasadda Qaran ee Jinsiga

Hayada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhawaan ay golaha wasiirada ansixiyeen taas oo ay soo bandhigtay wasaaradda haweenka iyo horumarinta xukuumadda Soomaaliya.

Bayaanka Culimada0001 Bayaanka Culimada0002