Dadka uu ku dhacay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 2,658

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

> Laga Helay: 16
> Somaliland: 15
> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 11
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 27
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,658
> Bogsashada Guud: 649
> Dhimashada Guud: 88