Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho

Dabka oo aad u xoogan ayaa waxaa uu goordhow ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Suuqa Caanaha Seybiyaano ee Magaalada Muqdisho, kaas oo Uuradiisa cirka siweyn looga dareemay.

Dabka oo aan weli la shaacin waxa sababay ayaa waxaa uu ku faafayaa Goobo Ganacsi oo horleh, waxaana ka dhashay khasaaro hantiyadeee.

Waxaa socda gurmadyo kala duwan iyo dadaalo ku aadan sidii dabkaasi loo demin lahaa maadaama goobo horleh uu ku faafayo.

Wararka kusoo kordha kala socda www.radiorisaala.com.