Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin oo u xirnaa dowladda Soomaaliya dhawaana xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho laga soo daayay ayaa ka hadlay sababihii loo xiray iyo arrimo kale.
Xoghaye Cabdalla Muumin oo Wareysi gaar ah siiyay Tv-ga Risaala ayaa ka sheekeeyay dadka ka dambeeyay xarigiisa, sababta loo xiray iyo wixii uu kusoo arkay Xabsiga dhexe iyo Godka Jilacow oo lagu xiray.
Halkan ka Daawada Wareysiga Qeybta 1aad



