Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DAAWO:- Wareysiga Dhibanaha Qaranka Cabdalla Axmed Muumin (Qeybta 1aad)

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin oo u xirnaa dowladda Soomaaliya dhawaana xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho laga soo daayay ayaa ka hadlay sababihii loo xiray iyo arrimo kale.

Xoghaye Cabdalla Muumin oo Wareysi gaar ah siiyay Tv-ga Risaala ayaa ka sheekeeyay dadka ka dambeeyay xarigiisa, sababta loo xiray iyo wixii uu kusoo arkay Xabsiga dhexe iyo Godka Jilacow oo lagu xiray.

Halkan ka Daawada Wareysiga Qeybta 1aad

Exit mobile version