DAAWO:- Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan 13 kursi ee Aqalka Sare

Maalin ka hor Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu saxiixay 13 Xubnood ee Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka Sare kaas oo Baarlamaanka horay u ansixiyay.

Hadaba Shacabka Muqdisho sidee u arkaan go’aankaas? Halkan Ka Daawada.