Xeebta Batalaale Ee Magaalada Berbera ayaa waxa ay ka mid tahay meelaha sida weyn loogu dalxiistaggo Marka la eego dhulka Soomaalidu ay degto.
Batalaale ayaa ka mid ah Meelaha taariikhda weyn ku leh dhulka ay Soomaalidu ay degto.
Wariye Cabdirixiin Xasan Xuseen ” Ceylaawe” oo ka tirsan Bahda Risaala oo booqday Xeebtaasi ayaa kasoo qaaday Sawirro Muujinaya dhaqdhaqaaqa ka socda Xeebtaasi sida Dalxiiska.






