Madaxweynaha oo dhagax-dhigay Qeybtii Labaad ee Isbitaalka Sheikh Zayed ee Muqdisho,
Ciidamada XDS oo horjooge Al-Shabaab ku dilay degmada Xudur, Ciidanka XDS oo gurmad gargaar bani’aadanimo u fidiyey shacabka Hiiraan,
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo daah-furay mashaariic horumarineed,
Madaxweynaha oo Waraaqihii Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Uganda,
Saraakiil Ciidamada XDS oo tababar loogu soo gabogabeeyey Sudan,
Wadada Shaqaalaha ee Muqdisho oo la dayactirayo,
Talyaaniga oo Qalab ciidan ku wareejiyey Booliiska Soomaaliyeed,
Shirkad Ciraaqi ah oo dhiseysa Dekeda Hobyo ee Galmudug,
Taliyaha Ciidanka Asluubta Galmudug oo la magacaabay iyo Ciidanka Booliiska oo loo soo xiray tababar ku aadan la shaqeynta shacabka Gobolka Banaadir.



