Terminal cusub oo lagu kordhiyey Dekedda Muqdisho,
Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday danbiilihii dilay Taliyihii Nabad-Sugida ee Sh/Dhexe,
Shirkii Madasha Hogaamiyeyaasha Qaranka oo Baydhabo ka qabsoomay,
Ciidanka Booliska oo tababar loogu soo xiray Djibouti,
Ciidamada Ammaanka oo Howlgal ka sameeyey Suuqa Xoolaha,
Dib u dhis lagu bilaabay Wadada Howlwadaag oo roobabku qasaare u geysteen,
SONNA oo xafiis ka furatay degmada Kismaayo,
Suxufiyiin tababar loo fidiyey kor loogu qaadayo tayada warbaahinta,
Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay Gaari walxa Qarxa sida iyo Dugsi Sare oo laga hirgeliyey deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud.



