Daawo Sawirada Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Golaha wasiirada oo ansixiyey Siyaasada Dowladda ee isa-soo dhiibayaasha ka soo laabta Fikirka Xag-jirnimada,

250 Ciidanka Booliiska ah oo tababar loogu soo xiray Baydhabo,

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dowlad Goboleed (GHDDDG) oo la magacaabay,

Madasha Hoggaanka Qaran oo ansixiyey wakhtiyeynta doorashada 2016,

Danjiraha Mareykanka oo Waraaqihiisa Aqoonsi laga guddoomay, Dowladda Jarmalka oo taageereysa ciidamada Xooga Dalka,

Dhismo Iskuul oo la dhagax-dhigay deegaanka Kongo ee gobolka SH/Dhexe,

Shirka Golaha Wadatashiga Dowladaha Hoose oo Baydhabo lagu soo gabogabeeyey,

Dhismaha Dugsiga Sare ee degmada Caabudwaaq oo xariga laga jaray,

Xafiiska SONNA oo laga furay gobolka Hiiraan iyo Dugsiga Sare ee Ceeldibir oo la dhagax-dhigay.

weekly19 weekly19 weekly18 weekly16 weekly13 weekly12
weekly1