Daawo Sawirada Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Seddex Argagaxiso oo lagu dilay Buur-Kooy,

Gobolka J/Hoose, Wasaarada Warfaafinta oo xoojineysa xirfada weriyeyaasha Dowladda,

Dowladda oo dhagax-dhigtay Dugsiga Xabsiga Dhexe,

Dowladda Masar oo Gaadiid guddoonsiisey Soomaaliya,

Dowladda Federaalka oo Deeq Raashin ah ku wareejisey Dowlad Goboleedka Koorfur Galbeed iyo Gobolka Banadir,

Dowladda Federaalka oo bilowday buufinta kaneecada,

Dowladda Federaalka oo dar-dargelineysa Mideynta Canshuuraha dalka,

Saraakiil cusub ee Booliiska oo xilalkooda loo dhaariyey,

Tababar loo soo xiray ciidanka DANAB

, Hay’adaha Amniga oo qabtay rag falal burcad sameynayey,

Ciidanka Dowladda oo Howlgal Amni ka sameeyey Baladul Amiin,

Dowladda oo sameysaneysa Maraakiib Ilaalisa Xeebaha Dalka iyo SONNA oo xafiis cusub ka furatay Baydhabo.

weekly3 weekly2 weekly1 weekly19 weekly18 weekly17 weekly16 weekly15 weekly14 weekly13
weekly12 (1) weekly10 weekly9 weekly8 weekly7 weekly6 weekly5