DAAWO Sawirada Togga Suuj oo Puntland & Al-shabaab ku dagaalamayaan

Sawiro kooban ayaa laga helay farumaha dagaalka ee Togga Suuj oo labo maalin ay ku dagaalamayaan ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada Alshabaab.

Sawirada ayaa muujinaya ee Togga Suuj yahay goob ay adag tahay in looga guuleysto kooxdii gododada ku dhuumaaleystaa.

Hoos ka daawo sawirada

4 1 2 3 5 9 7 6