DAAWO SAWIRADA: Qaraxa ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Batroolka

Dhimashadda hal qof ayaa xaqiijiyay iyo dhaawaca Saddex kale ka dib markii Maanta gaari uu qarxay Kaalin Shidaal oo ku taalla Agagaarka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya.

Wali waxaa socda waxyaabaha sababay Qaraxa iyo Khasaaraha rasmiga ah waxaana goobta gaaray Mas’uuliyiin ka socda gobolka Banaadir iyo Hay’addaha Ammaanka.