Daawo Sawirada dowladda Soomaaliya maxay qabatay isbuucii la soo dhaafay

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Xarunta Ciidanka Cirka,

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka Midowga Yurub,

8 Al-Shabaab oo lagu dilay Goof-Gaduud,

Ciidamada oo gacanta ku soo dhigay dambiilayaal dilay Oday Dhaqameed,

Xarunta Hoballada Qaranka oo xariga laga jaray,

Ciidanka oo howlgal ku soo bad-baadiyey Haweeney Kenyan ah,

Madaxda GalMudug iyo Puntland oo heshiis ka gaaray dagaalka Gaalkacyo,

137 Arday oo Deeq waxbarasho u aaday dalka Suudaan iyo Dayactir lagu sameeyey wadooyinka Kaxda.

weekly1 weekly13 weekly12 weekly11 weekly6 weekly9