Dalka Talyaaniga, waxaa xalay ku dhuftay dhulgariir sababay Khasaare kala duwan oo soo gaaray dhismooyin dhaadheer iyo dadkii ku jiray intaba.
Dhulgariirka ayaa ku dhuftay ku dhuftay deegaano ku yaal bartamaha wadanka Talyaaniga oo ay ku jiraan deegaanadii uu dhulgariirka ka dhacay labo bil ka hor.



