Daawo Sawirada: Ciidamada dowladda oo qabtay gaari qarax lagu xiray

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad sugidda ayaa gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la soo dhigay iridka hore ee maqaayad u dhaw guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
7-7 6 7 8 9