Daawo Sawirada: Banaanbax lagu taageerayay Ugaas Xasan oo Beledweyne Ka dhacay

isku soo baxaan ayaa ahaa mid lagu taagerayey go’aanka Ugaas Xasan ugaas Khaliif uu ka qaatay madaxda dowladda Soomaaliya.

Banaanbax lagu taageerayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa manta ka dhacay  magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii ay kulan isku mari waayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,

Banaanbaxayaasha ayaa iskugu soo baxay wadada weyn ee dhaxmarta magalada Beledweyne kuwaas oo mujinayay sida ay u taagersanyihiin go’ aanka Ugaas Xasan Ugaas Khailif islamarkaana ay uga so horjeedaan go’ aanka dowladda.

Gaba gabadii isku sobaxa ayaa ku dhamaaday si nabad galyo ah halka banaanbaxii ka horeeyay uu ka dhashay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo dad shacab ah.

12345671198