DAAWO:-Reer Galbeedka oo qiray sida uu Islaamku u dhiiri galinayo yareynta faafidda CoronVirus

Ustaad Cabduweli Yaxye oo la socdey Arrimaha ku saabsan sida dalalka Reer Galbeedka u qireen sida uu Islaamku u dhiiri galinayo yareynta faafidda CoronVirus ayaa sharaxaya.