Daawo Qaxootiga iyo macedonia oo dagaalamaya.

 

Qaxootigaani oo ku sugan xadka dalalka Macedonia iyo Gariiga, ayaa doonaayay in halkaasi ay awood uga gudbaan hayeeshee Ciidamada Xadka ayaa u adeegsaday Diyaarado dagaal nooca Helicobter-ka ah.

Ciidamada qaar ayaa Qaxootiga u adeegsanaayay rasaasta dheemishka ah, halka qaxootiga qaarna ay adeegsanayeen dhalooyinka lagu shubo gaaska ee sida Bamka u qarxa.

Diyaaradaha ayaa xiliyada qaar la sheegay in Qaxootiga ay u adeegsaneysay Sunta dadka suuxisa.

3 2 1 9 6 8 7