DAAWO: Qaabkee loo soo dhaweeyay maanta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya “DHAGEYSO”

Muqdisho-RisaalaFM- Akhristiyaasheena Sharafta leh waxaan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Sawirada maanta laga soo qaaday Madaxweynihii hiore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Magaalada Muqdisho soo gaaray.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu socod dheer ka soo bilaabay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ilaa uu ka soo gaaro hoygiisa oo ku yaalla meel u dhow Isgoyska KM4.

Soo dhaweynta Madaxweynihii hiore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa ka qeyb qaatay Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil Ciidan, Siyaasiyiin, iyo Mas’uulyiin kale.

 

yaab-1

yaab-2

yaab-3 2 5 7 8

6

s3

ku-dar-1 ku-dar-2 ku-dar-3 ku-dar-4 ku-dar-5 ku-dar-6