DAAWO:-Maxaa ka jira in Xeebta liido laga helay Kalluun la sumeeyay ?

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Baraha bulshada la wareejinayey Muuqaal uu ka dhex hadlayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu ku sheegayey in Badda laga helay Kalluun la suumeeyey.

Maanta ayaa Risaala waxaa ay booqatay Kawaanka Mallaayga degmada Cabdul Casiis,waxaana dhamaan Kaluumeysatada soo jilaabta Malaayga iyo kuwa ka Ganacsada ay sheegeen in warkaasi uusan waxba ka jirin.