DAAWO: Khudbadii madaxweyne Xasan Sheikh uu ka jeediyay shirka Istanbul

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud, ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyay shirka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Hoos ka daawo Khudbada oo Af-Soomaaliya lagu sii tarjumayo.