Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Deegaanka Qararoow ayaa howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Tuulooyinka Bilxun ,dhex-ka xiran iyo waable oo dhamaan ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug
Tuulooyinka ayaa hoos yimaada Deegaanka Caad waxaana ujeedka Howlgalku ahaa sidii looga hortagi lagaa Al-Shabaab oo mararka qaar lagu arko degaannadaas.
Sidoo kale Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaankaayaa howlgallo ka sameeyay Deegaanada Hareeri dheere, Cimaamad iyo kuwa kale .
Saraakiisha Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka qaarkood ayaa warbaahinta u sheegay inay xoojin doonaan Howlgalada ka dhankaaAl-Shabaab



