Carlo Ancelotti ayaa doonaya inuu keeno Bayern Munich xiddiga Juventus Paulo Dybala si uu ugu badelo Robert Lewandowski oo ka tagi kara kooxda.
Weeraryahanka reer Poland ayaa lala xiriirinayaa Real Madrid iyo Barcelona,inkastoo surta gal ay tahay inuu sii joogo kooxda.
Gazzetta dello Sport ayaa ku waramaya Carlo Ancelotti inuu hadda doonayo Paulo Dybala inuu u kaxeysto Jarmalka.
Barcelona ayaa sidookale xiiseyneysa Ciyaaryahaka Weerarka ugu ciyaara kooxda Juventus ee Paulo Dybala.