Turan oo Chine laga doonayo

kooxda aan la magacaabin oo Chinese ah ayaa diyaar u ah inay dalab ku kacaya ilaa 100 million kula soo wareegaan xiddiga Barcelona Arda Turan.Heshiis shan sanno ah ayuu xiddigan caalamiga ah ee Turkey ay ka doonayaan kasoo ku kacaya € 100m oo dheeraad ah.

Ciyarayahanakan ayaa dhawaan ku biiray kooxda Barcelona,isagoo kasoo dhaqaaqay kooxda Atletico Madrid.

Wargeyska Haberturk ayaa sheegay in kooxda Barcelona ay ka fakiri doonana inay iibiyaan xididgan oo lacago badan ay ku heli karaan haddii uu dhaco heshiiskiisa.