Boliiska Moscow ayaa xiray haweeneey kadib markii la arakay iyadoo wada madax ilmo laga gooyay.
Video ayaa laga arkay haweenayda oo maraysa saldhig tareenka laga raaco.
Boliska ayaa qabtay, waxaana hada la baarayaa caafimaadka maskaxdeeda. Haweenayda ayaa ka timid Asiyada Dhexe waxayna ahayd qofkii cunuga hayay.
Waxaa looga shakisan yahay inay dishay ilmaha, intaysan dab qabadsiin guriga cida dhashay ilmaha oo ku yaal waqooyi galbeed Moscow.
Masuuliyiinta ayaa sheegay in ilmo afar jir ah oo madaxa laga gooyay laga helay gurig


