Inter ayaa heshiis shan sanno ah oo ku kacaya € 100 million kusoo qadan doonta Tababaraha kooxda Atletico Madrid Diego Simeone, sida lagu qoray Fichajes.net.
Kooxda ka dhisan Serie A ayaa dooneysa inay mar kale u tartanto Champions League ,iyadoo aan lahubin mustaqbalka Roberto Mancini.
Chelsea ayaa ku guuldareystay kooxda ka dhisan caasimada Spain inay kasoo qaataan macalin Simeone,
Inter ayaa rumaysan in heshiis uu dhaadhici doona, ninka reer Argentine ayaana kusoo laaban doona San Siro, halkaas oo uu ku qaatay labo sano isagoo ciyaaryahan ah kooxda Nerazzurri.


