Arsenal oo wada hadal la furtay Marc Overmars

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wada hadal la Furtay Laaciibkoodii Hore ee Marc Overmars Kasoo ay doonayaa in ay agaasimaha ciyaaraha ka dhigtaan

Overmars Ayaa Arsenal u soo ciyaaray intii u dhaxeysay 1997-dii Ilaa 2000 inta uu ka mid ahaa Arsenal waxa uu kula Guuleestay Premier League Iyo FA Cup Xilli Ciyaareedkii 1997-98 ka hor inta uusan Julay 2000 ku biirin kooxda Arsenal.

45-sano Jirkaan ayaa tan iyo Sanadii 2012-kii Ka Howl Galaayay Kooxda Ajax Waxa uuna Ka yahay Agaasimaha Dhanka Ciyaaraha, Hishiiska uu Kooxda Ajax Kula Jiro Waxa uu Ku Egyhay ilaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedka 2019-20.