Barcelona Iyo Real Madrid ayaa Lugta Koowaad ee tartanka Coppa del Day Ku wada Ciyaari doono Garoonka Camp Nue Maalinta Arbacada Oo Ay Taariikhda Ku Beegan tahay 6-da Febraayo.
Messi Ayaa Shaki Xoogan La Geliyay Xaaladiisa caafimaad ka dib kulankii Xalay Ay Barcelona Barbaraha Gashay.
Messi kulanka El Classico waa taam Sida Ay Sheegtay Kooxda Barcelona.
Dhaawaca yar ee xalay soo gaaray waxba ma ahan sida Barcelona xaqiijisay kaliya maanta ayuu nasanaa oo kooxda idil nasaneyso kadibna Isniinta tababarka wuu joogaa halka Arbacada uu cayaari doono.
Messi Waxa uu Haatan Diyaar u yahay in uu ka qeyb qaato kulanka El Classico.



