AKHRISO: Qodobadda kasoo baxay Shirka Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda

Shirka Madaxda maamul goboleedyadda ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, waxaana dowladda dhexe ay ku eedeeyeen in ay ku fashilantay la shaqeynta Madaxda maamul goboleedyadda.