Akhriso:-Dalalka ay u dhasheen dadkii ku dhintay diyaaradii burburtay oo la shaaciyey

Sida ay baahiyeen Madaxda Shirkadda Itoobiyan Airline, waxaa la soo bandhigay tirada dadkii ku dhintay diyaaradii Maanta ku burburtay duleedka Addis Ababa iyo wadamada ay kasoo kala jeedaan.

Tirada Guud ee dadkaasi ku dhintay burburka diyaarada ayaa waxaa lagu sheegay 157 ruux ,waxaana ay u kala dhasheen Wadamada Hoos ku qoran.

32 Kenyan

18 Reer Canada

9 Itoobiyaan

8 Shiinees

8 Talyaani

8 Ameerikaan

7 Faransiis

7 Ingiriis

6 Masaari

5 Jarmal ah

1 baasaboor Qaramada Midoobay watay

4 Hindi

4 Slovakia

3 Australia

3 Ruush

3 Sweden

2 Spain

2 Poland

1 Indonesia

1 Ireland

1 Rwanda

1 Sucuudiga

1 Somalia

1 Serbia

1 Nepal

1 Nigeria

2 Morokaan

2 Israaiiliyiin

1 Biljim

1 Ugandhiis

1 Yemeni

1 Sudaniis

1 Togo

1 Muzambiik

1 Norway