AC Milan ayaa oo kulankii ugu dambeeyay qasaaro kala kulntay . Sassuolo oo 2-0 ku qaarajisay, waxaana ay kusoo galeen ciyartan iyagoo doonaya in ay dib u helaan wadada guusha.
Chievo ayaa dadaal fiican sameysay kulankaan qeybtiisa hore waxaana laga badbadiyay laba kubad oo gool loo fishay qeybtii hore .
Milan ayaa waxaa ay ku qasbanaatay in ay garoonka ka l goolhayaheeda badbaadiyaha ah ee da,yar kasoo lagu bedelay Christian Abbiati,
Abbiati ayaa waxaa lugta kaga beeniyay fursad gool loo fishay Riccardo Meggiorini oo daafac dhaxe ka ciyaara,
Carlos Bacca ayaa ka khasaariyey fursad Milan by ay hogaanka ku qaban kartay markii uu boos wanaagsan ka helay Menez.
Keisuke Honda ayaa ku dhawaaday hogaanka u dhiibi karay kooxdiisa Andrea Poli ayaana abuuray fursadaasi.
Dadaal walbaa oo ay sameysay Milan ayaaan suurta gelin inuu gool kasoo baxo ,lakiin waxay kubada ugu fiican ee weerarka sameysay qeybta labaad ee ciyaarta AC Milan.
Guud ahaan ciyaarta ayaa kusoo dhamatay 0-0 , waxaana AC Milan hadda ay kujirtaa kaalinta lixaad eek ala sareynta iyadoo oo leh 48 dhibcood.


