DHAGEYSO: Wareysi aan la yeelanay taliska saldhiga Afgooye

Taliyaha saldhiga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose oo wareysi siiyay warbaahinta RIsaala ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka amaanka ee degmadaasi.

Amiin Maxamed CIsmaan ayaa u sheegay Idaacadda Risaala iyo xaalada magaalada tahay mid degen, wuxuuna ka warbiyay qarax ka dhacay degmada Afgooye.