Daawo Sawirada Qarax Saaka ka dhacay degmada Xamar-Weyne

Gaari Nuuciiso ahaa Filler oo uu lahaa Wariye Cabdixamiid Karazaay oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa Qarax  loogu xiray Gaarigiisa waxaa uu ka dhacay degmada Xamar -weyne Gaar ahaan kasoo horjeedka Shaleemo Supper.

Qaraxa ayaa waxaa Wariyaha loogu xiray Kursiga uu Fadhiisto waxaana soo gaaray dhaawac Culus.

Sidoo kale labo qof oo goobta Marayay ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.

 

 

17274994_1149502468506405_907807340_n 17274249_1149502481839737_1677422642_n 17270594_1149502488506403_4416213_n 17270306_1149502378506414_453392284_n 17270102_1149502415173077_1594115662_n 17238667_1149502491839736_1006666083_n

Sawirqaade: Cali Xasan Xasan