Ilaa iyo Shan Hoobiye ayaa maanta kusoo dhacay Madaxtooyadda, waxaana jira burbur Hantiyadeed oo ay sababeen hoobiyeyaashaasi oo ku dhacay Xafiisyo ka mid ah kuwa ku yaalla gudaha Madaxtooyadda.
Hoobiyeyaasha ayaa sameeyay Xarunta Villa Hargeysa, gaar ahaan xafiiska Guddoomiye kuxigeenka 1aad, xafiiska Guddiga doorashooyinka iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Soomaaliya.




