Koonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada shan kursi

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT waxaa uu shaacinayaa jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11 kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/022

Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegtay in doorashada ay kusoo dhameystiri doonto xilligii la qorsheeyay.