Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyey habraaca Guddiga soo xulista ergada doorashada.
Habraacan ayaa loo qaybin doonaa Guddiyada Xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee shaaciyey 23/12/2021 kuwaasoo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dawlad Goboleedka Jubbaland.





