Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 135 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,081
o Laga Helay: 135
o Banadir: 110
o Somaliland: 15
o Koonfurgalbeed: 6
o Jubaland: 3
o Galmudug: 1
o Lab: 71
o Dhedig: 64
o Dhimasho: 4
o Bogsashada: 6
Tirada Guud ee Laga Helay: 7,392
Bogsashada Guud: 3,814
Dhimashada Guud: 243



