(DAAWO) Fadliga ay leedahay in Guryaha lagu nagaado xilliyada ay jiraan Cudurada Faafa

Waa mid kamid ah Barnaamijyada Muuqaalada ah ee Taxanaha ah oo Todobaad walba aan idiin kugu baahino qeybta Muuqaalada Risaala ee Facebook iyo Yuotube.

Todobaadkaan waxaa Barnaamijkaan looga hadlayaa Fadliga ay leedahay in guryaha lagu nagaado xiliyada ay jiraan Cudurada faafa.

Hoos Ka Daawo Barnaamijka iyo Ustaad Cabduweli Yaxye.

RADIO RISAALA

Fadliga ay leedahay in guryaha lagu nagaado xiliyada ay jiraan Cudurada faafa.

Posted by Risaala Media Corporation on Thursday, 2 April 2020