Koobka wadamada kuyaala qaarada America ayaa gaaray heerka semi final-ka waxaana wareega 4-ta ugu dambeysa soo gaaray wadamada Chile,Argentine,Colombia iyo USA.
Tartanka oo sanadkaan lagu maamusaayo sanad guurada 100 aad ee xiriirka wadamada Latin America ayaa waxaa uu ka socdaa USA.
Waxaan halkaan kusoo koobnay sida ay xiddigaha koobka ka qeyb galaya u kala sareeyaan dhinaca gool dhalinta iyo sidoo kale dhinaca caawinta goolasha.
Dhinac gool dhalinta
1-Eduardo Vargas –Chile— 6 gool
2-Lionel Messi—Argentina — 4 gool
3-Clint Dempsey —- USA—- 3 gool
4-Alexis Sánchez — Chile —- 3 gool
5-Philippe Coutinho—Brazil – 3 gool
Dhinaca caawinta goolasha
1-Clint Dempsey —- USA—- 3 caawimaad
2-Lionel Messi—Argentina — 2 caawimaad
3-Alexis Sánchez — Chile —- 2 caawimaad
4- E Valencia —- Ecuador — 2 caawimaad
5-Arturo Vidal — Chile —- 2 caawimaad


