Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana rasaastaas ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaasta uu ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Sharmaake Axmed Waabe oo ka tirsanaa ciidanka Booliiska gobolka Bari, gaar ahaanna saldhiga lagu magacaabo Mijir ee magaalada Boosaaso.

Goobjoogayaal ayaa sidoo kale waxaa ay sheegeen in laba askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland ay rasaastaas ku dhaawacmeen,kuwaas oo loo qaaday Isbitaalka Magaalda Boosaaso,waxaana goobta ka baxsaday raggii ka dambeeyay weerarkaas.

Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka sababay dhimashada iyo dhaawaca ee xalay ka dhacay Magalada Boosaaso,hayeeshee weerarada noocaas oo kale ah ayaa waxaa inta badan sheegta Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish.

Dhinaca kale Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland ayaa saakay waxaa ay howlgallo baaritaan ah ka wadaan halka uu xalay falka ka dhacay ee Isgoyska Banaadir ee Magalada boosaaso,waxaana weli jirin dad ay Ciidamadu u qabteen falkaasi

Microsoft 70-412 Certification For All Candidates From All Over The World

God, I hope so. Don t hope, believe. She really didn t Microsoft 70-412 Certification want to go out, Microsoft 70-412 Certification but there was 70-412 Certification Microsoft 70-412 Certification no way. He dragged his weak body onto the train, struggling Microsoft 70-412 Certification to find his seat, Windows Server 2012 70-412 the body 70-412 Certification just Configuring Advanced Windows Server 2012 Services settled in the seat, and the train started.

Every Microsoft 70-412 Certification corner of the restaurant hall was Windows Server 2012 70-412 filled with flowers, balloons and ribbons, and a bunch of well dressed people. A drop of sweat slowly bites the skin and pulls out a 70-412 Certification wrinkle. It will be fine. Configuring Advanced Windows Server 2012 Services I am Microsoft 70-412 Certification not afraid, I am 70-412 Certification just going to be a woman, I am coming to menstruation. He was really the boy His expression and posture are the same as I have seen during the day.

He was Microsoft 70-412 Certification shocked and hurriedly dropped the battery to go. This dragged the tired legs to the home. Prosperity decided to celebrate the 70-412 Certification grandfather s birthday 70-412 Certification and go to Configuring Advanced Windows Server 2012 Services the street Microsoft 70-412 Certification a few days in Windows Server 2012 70-412 advance Microsoft 70-412 Certification to buy a variety of things for the birthday party. On the table. Ning an did not say anything, just pinched the money into his hand.