Webiga Shabeelle oo laga cabsi qabo in uu Fatahaad geysto

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magalada Beladweyn ayaa iyagoo kashanaya maamulka gobalka Hiiraan waxa ay shacbaka ku garab siinayaan siidii looga hortagi la,haa fatahaad uu wabiga Shabelle ka geeysto magaalada Baladweyn.

Askar iyo saraakiil intuba waxa ay si iskumid ah ugu qayb  qaadanaya ka hortagida fatahaada wabiga waxana ay caratuur dhigayaan goobaha laga cabsi qabo inuu karkaarada jabsado wabiga shabelle.