Waxqabadka Dowladda ee Todobaadkii la soo dhaafay

Mashaariic laga hirgeliyey Degmada Wanleweyn,

Ciidanka XDS oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bay,

Wasiirka Cusub ee Caafimaadka iyo Waxbarashada oo xilalkoodii la wareegay,

Deeq Daawo ah oo la gaarsiiyey shacabka Gobolka Hiiraan,

Hay’adaha Amniga oo qabtay Gaari Walxaha Qarxa saarnaayeen,

Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Deeq Raashin ah gaarsiisey Kismaayo,

Madaxweynaha Puntland oo isbedel ku sameeyey maamulka Gobolka Mudug Ciidanka Booliska GalMudug oo tababar loo furay,

Todobaadka Xoriyada ee 26 June iyo 1 July oo si weyn looga xusay Soomaaliya,

In ka badan 160 Maxbuus oo cafis loo fidiyey fadliga Ciidul fitriga iyo todobaadka xoriyadda, iyo Xarumaha agoonta oo daryeel la gaarsiiyey.

weekly00 weekly01 weekly1 weekly02 weekly8 weekly6 weekly5 weekly4 weekly3 weekly9 weekly011 week