Doorashada oo ahayd mid aad u adag oo la isla maray 7 wareeg ayaa waxaa wareegtadii ugu danbeeyay hoggaaminayay Maxamuud Cali Yuusuf, waxaana uu ugu danbeyn ka adkaaday musharixii ugu weynaa ee tartanka kula jiray Raila Odinga oo ka socday Kenya, isla markaana ahaa Siyaasi caan ah oo taageero badan heystay.
GUUL JABUUTI, GUUL GUDDOOMIYAHA CUSUB EEAU MOHAMUD ALI YUSUF
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



