Cadaado-RisaalaFM– Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka dowlad goboleedka Galmudug Cabdulle Xassan Nuur ayaa lagu faray maamulka Garoomada Diyaaradaha degaanada Galmudug in aysan lacag ka qaadi Karin diyaaradaha gar gaarka u sida bulshada Galmudug.



